Isbaronline

Ujjeeddooyinka

ISBARONLINE
Slide background

HIMILADEENNU WAA

Himiladennu waa in aan gaarsiinno aqoon tayo leh qof kasto oo Soomaali ah oo ku nool Geeska Afrika. Koorsooyinka aan bixinayno kuma koobna oo keliya ardada ee  waxaa soo raaca dadka shaqaalaha ah ee doonaaya inay hagaajiyaan xirfaddoda shaqo. Koorsooyinka kuma koobna oo keliya teknolojiyada ee waxay khuseysaan. maamulidda shaqooyin kala duwan sidan maamulka, xisaabaadka iwm. Koorsooyinka oo dhan waxay ku turjuban yihiin af Soomaali